Somali national anthem | lexolino.com
Lexolino Music National Anthems Africa  

Somali national anthem

Somali national anthem


Country: Somalia
Title: Somaliyaay toosoo (also Somaaliyey toosa) (German: "Somalia, wake up")
Text: Ali Mire Awale (1947)
Composer: Ali Mire Awale (1947)
National anthem since: 2000

Original text:

refrain Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag danee
Taageera waligiinee.

Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiina wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.

chorus

Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo Saarta Weynaha eey.

chorus

Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li`ida qoys-qoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.

chorus

Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo turo oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!

chorus

Curaddadaada taargo`ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays jaray tagoogaha eey.

chorus

Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey.

German translation:

Somalia, wake up Awaken and clasp hands And we must help the most vulnerable of our people At any time.


x
Alle Franchise Definitionen

Gut informiert mit der richtigen Franchise Definition optimal starten.
Wähle deine Definition:

Franchise Definition ist alles was du an Wissen brauchst.
© Franchise-Definition.de - ein Service der Nexodon GmbH